Posts
Showing posts from January, 2023
Si aad lacag ufa samayso interner
- Get link
- X
- Other Apps
Si bilaash ah ku baro sida looga shaqaysto internet ka adigoo gurigaaga jooga oo samee kumaan doller maalinkasta, Samee isbadel nololeed oo kusoo biir hayaan ka 2023 oo bilaabmay maanta oo bisha ay tahay 06/1/2023 kana mid noqo dhalinyarta xoriyad dhaqaale gaadhay. Halkan waa madal aan ugu tala galay dhalim yarta walaalaheen ee jecel inay ka faaidaystaan fursadaha lacagaha looga sameeyo internetka, waxaanad ka heli doonta xoga aad loogasoo shaqeeyay oo khibrad badan wata kaana caawin doona inad ka midha dhaliso riyooyinkaaga sidoo kalena kuu abuura fikrado cusub oo aanad horey u ogeyn waxaanan ku falanqayn doona shay kasta oo awood kuu siinaya inaad ka hesho fursad lacageed.